dibaaxasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dibaaxo. ld dubaaxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dibaaxo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-xay, -xday)

Macnaha:

  1. Meel jirka ka mid ah gariirid. ld dubaaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dubaaxasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dibaaxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur