dibadyaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. D. ah: xidid buruq iwm oo aan ciidi ku qarsoonayn. 2. D. ah: wax la xooray oo aan qiimo lahayn.