dibbasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dibbo. ld dibbad, dubbad¹, dubbasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dibbo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baday, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Dad ama xoolo rugtoodii ka dhixid. 2. Dayax soo bixi waayid. ld dubbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dibbad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanu dayaxu soo bixin. 2. Rugta dayuxu fariisto labada habeen ee ugu dambeeya bil-dayaxeed. 3. ld dibbasho. ld dubbad¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dubbad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dibbad.
  2. Bir kuusan oo lugo ay isku taagto iyo dhego la qabto leh oo tumaalku biraha uu tumayo dusha ka saaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dubbasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dibbasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur