dibbirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (calool). 2. Cid aad u dhargid. 3. Qof cayil.