dibbiryaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. ld dibbirsan.

dibbirsan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax dibbiray noqosho.
  2. Wax dibbiray ahaansho. ld dibbiraysan, dibbiryaysan.