dibbiryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dibbiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dibbiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caloosha oo fuurta dabayl gudaheeda ka samaysanta awgeed. ld dibbiryo, dubburyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur