dibbood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baadi cidla bariday.
  2. Xoolo, xeradoodii ka dhixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur