dibijaanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Dhalo weyn oo sal ballaaran iyo af dhuuban leh oo biyaha, qamriga iwm lagu shubto.