dibin-siilka

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bno ..., m.l)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. Laba joog oo faruuryo ah oo kala ah dibnaha waaweyn iyo dibnaha yaryar waxay daboolaan daloolka siilka, daloolka kaadimareenka kintirkana horay bay u leexiyan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur