dibin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bno, m.l)

Macnaha:

  1. Labada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku yaal, oo afka daboola, ereyadana codeeya middood; bushin; faruur. ld debin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bushin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg bushi². ld burshin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faruur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cirir.
  2. 1. Labada bushumood oo afka nafleyda middood. 2. (daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
  3. 1. Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin. 2. Bushin dillaacin.

Lamidka: Cirir

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

debin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dibin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur