dibiyeysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax si dibaya ah u raran ahaansho (rati).