dibjirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dibjir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dibjir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof sabool ah oo aan hoy uu u hoydo lahayn. 2. Kuray geela ilaaliya.
  2. Habeen dhan qadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur