dabakannaaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.