diblomaasiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyiin, m.dh)Macnaha:Hawlwadeen siyaasi ah oo ugu qaybsan dalkiisa xiriir dalal shisheeye.