dibugguryeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dibugguryee. ld dibuggurayn.

dibugguryee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Dibuggurasho sameyn. ld dibugguree.

dibuggurayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dibugguryeyn.