dibugguryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dibuggurasho.

dibuggurasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidanku adeegsado. ld dibuggurad, dibugguro, dibugguryo.