dibuquudsi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Isticmalka iyo ka faa'iideysiga qayb ka mid ah maxsuulka qalab amar-dooriye ah si caynaanka loogu hayo kartida waxqabadkiisa. Waxa ay saamaysaa jabaq-kordhiyeyaalka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

