dibusoonoolaynQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dibusoonoolaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dibusoonoolaanshoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (dii.) Hab nafta dib loogu soo celiyo jirka (fikrad diineed). 2. (dii.) Natiijo nafley. 3. (dii.) Habka ruuxa iyo qofka ay isuraacaan. ld dibusoonoolayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00