dicaayadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. Cid dicaayad ka sheegid. ld dacaayadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dacaayadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay,-deysay)

Macnaha:

  1. ld dicaayadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur