didsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax dhiillaysan ahaansho (xoolo, ugaar iwm). ld dudsan.

dudsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax caraysan ahaansho (qof).
  2. ld didsan.