Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg digiigixo. ld dagiigaxasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-gixday, -gaxatay; -gaxan)
Macnaha:
1. U d.: cid u naxariisasho. 2. Meel hoobad ah ka daadegasho. ld dagiigoxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur