diglow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cabbitaan laysku dacar falo oo laga sameeyo qashir bun oo la kariyey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur