digniin kamadambeys ah
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (siyaa.) Xagga qawaaniinta caalamiga, waa shuruudaha ugu dambeeya wada hadal, ku gacan seeriddiisuna ay keento joojin wada xaajoodka socday ama ku dhaqaaqid awood wax ku xallin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

