diilan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.
  2. Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur