diinta Budhiismaha

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Diinta ay dadka qaarkood aaminsanyihiin inay ku barayso sida aad isaga baabbi'in lahayd murugta, waxaana lagaga dhaqmaa Aasiyada bari, iyo Aasiyada dhexe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur