diir-hoose

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ayaal, m.dh)

Macnaha:

  1. (bot.) Botani ahaan, nudaha u dhexeeya dubka sare iyo habdhiska kalli ee jirridaha iyo xididdada geedka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur