diirnixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg diirnax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
diirnaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.U d.: dareen raxmad leh cid u hayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0