dildillaaca-waaberi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xilliga iftiinka subaxnimo bilaabanayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur