dilindillayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dilindillee. ld dilindillo.

dilindillee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Wax duuban ama kankoonsan sida birmiil iwm garaangarin.

dilindillo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Garangarinta wax kankoonsan ama duuban oo la garaangariyo. ld dilindillayn.