diliq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanjaleelo.
  2. Ilmo yar oo dad hanjaleelo daadin.

Lamidka: Hanjaleelo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hanjaleelo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur