dimmi

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Dad masiixi ama yuhuud ah oo dalal muslin ah si nabadeed ugu noolaada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur