dimoqraadiyayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dimoqraadiyee. ld dimoqraadiyayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dimoqraadiyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Nidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur