dimuqraadiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dimoqraadiyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dimoqraadiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00