dinnaago

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ci'weyn oo nafleyda qaarkeed samayso sida lo'da, dameeraha iwm. ld dannaago, dinnaaho.

dannaago

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dinnaago.

dinnaaho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dinnaago.