dinnaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nagaar yar, dhulka dhagaxleyda ah ka baxa, kurtun yar u eg; aan lahayn laamo iyo caleemo oo la cuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur