dinnee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. U d.: neef la lisaayo, dinno siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur