diqdiqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹.Ku d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wadiiqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Jid yar, dhuuban oo gaaban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
diqdiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld diqdiqo¹.Wadiiqo yar oo cagta dadku samayso, oo isku xirta laba guri ama guri iyo beer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0