diraaco

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-cday, -catay)

Macnaha:

  1. ld diraacso.

diraacso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.