Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg diraacso. ld diraacasho, diraacsad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur