diraddirayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg diraddiree. ld diraddire, diraddiro.

diraddiree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Dad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.

diraddire

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diraddirayn.

diraddiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld diraddire.