diraddiroole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diraddiraale.

diraddiraale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof aad isku dira oo dhexdooda fidna ka abuura. ld diraddiroole.