direewal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dareewal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dareewal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof shaqadiisu tahay baabuur wadidda; shufeer, wade. 2. Qof yaqaan sida baabuurka lo wado. ld direewal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur