diriqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg diriqso. ld diriqsad, diriqsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diriqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore looma dirin ee isagaa diriqsaday”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diriqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diriqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diriqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld diriqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur