dirircawleedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dirirsagaaro. ld dirir (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dirirsagaaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Bartamaha guga. ld dirir (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00