dirnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg diran. ld dirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax la diray ahaansho. 2. Qof waxgarad ah oo aan tilmaan u baahnayn. 3. Ku d.: wax aad u jecel oo in badan ka isticmaala ahaansho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dirnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dirnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur