dirrowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baaba; kharrib; laystaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kharribQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.Wax wanaag-sanaa xumeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
laystaanQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:L. ah: nin dhibaato iyo waxyeello badan leh.Waxyeello badan oo cidi geysato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00