dirxi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dixiri.

dixiri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dulin xamaarta, noocyo badan, lafo iyo lugo lahayn oo oogadiisna xibnoxibno u qaybsantahay. ld dirxi, dixri, tirxi, tixiri, tixri.