dixoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-xday, -xatay)Macnaha:1. Ciidda ka dusid (biyo ama hoore kale). 2. Biyo qulqulid. 3. U d.: cid u naxariisasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0