docfaruurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg docfaruur². ld gantafaruurid.

docfaruur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ballanfur lagu sameeyo arrin la isku ogaa. ld gantafaruur¹.
  2. Arrin la isku ogaa ballanfuryo ku sameyn. ld gantafaruur².

gantafaruurid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld docfaruuri.