doobbagoray

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld doobbogoray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

doobbogoray

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Awrka aan weli doobbada soo ridan. ld doobbagoray, doobgoray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur